Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-12-1442 oo waafaqsan 25-07-2021 Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhuuxa 25 07 2021