Amiirka Al-Shabaab oo Ka Hadlay Doorashada Iyo Arrimo Kale oo Muhim Ah. (Dhabeyso)

Kalimad soconeysa muddo 36 daqiiqo ah islamarkaana xambaarsan qodobo dhowr ah ayuu jeediyay Amiirka guud ee Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Axmad Cumar (Abuu Cubeyda)

Kalimaddan oo uu bulshada Muslimka ah ugu diray hambalyada ciida ayaa waxa uu diiradda ku saaray waxyaabaha caqabadda ku ah ama hor taagan in dalka Soomaaliya nabad noqdo, dadkuna ka madax bannaanaadaan gacmaha shisheeye.

Sidoo kale wuxuu diiradda saaray doorashooyinka ay DF dooneyso iney qabato isagoo la hadlay odayaasha loo baadi goobayo in ay ka qeyb qaataan sameynta Baarlamaan cusub.

Halkan Ka Degso Kalimadda Sheekh Abuu-cubeyda

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.