Barnaamijka Furashada Maxaabiista Waa Farxadda Muslimiinta.
Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan Munaasabadda Ciidul-Adxaa awgeed waxay qabatay barnaamijyo gaar ah oo xiiso badan
Hadaba barnaamijka Furashada Maxaabiista Waa Farxadda Muslimiinta, waxa uu kamid yahay barnaamijyada aan dhagaystayaasheenna ugu tala galnay Munaasabadda Ciidul-Adxal-Mubaarak.
Halkaan_Ka_Dhageyso_Barnaamij_Gaar_ah_Furashada_Maxaabiista_Waa_Farxadda_Muslimiinta