Beesha Hariin Oo Dooratay Naqiib Cusub. (Dhagayso Warbixin)

Xaflad heersare ah oo ka dhacay deegaanka Iidaale ee hoostaga magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayay beesha Hariin waxay ku dooratay Naqiib cusub.

Maxamad Liibaan ayaa noqday naqiibka cusub ee beesha Hariin, waxaana xalafdda lagu caleema saarayay kasoo qeybgalay waxgarad kala duwan.

Halkan ka dhagayso Warbixin Munaasabad ay Hariin ku dooratay Naqiib cusub.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.