Ciidamada Itoobiya iyo Kuwa Kenya Oo lagu Weeraray Bay, Bakool iyo Jubbooyinka.

Habeenkii xalay, dagaalyahannada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qaaday howlgallo ballaaran oo lagu beegsaday ciidamada Itoobiya iyo kuwa Kenya ee ku sugan qeybo kamid ah Soomaaliya.

Magaalada Qansaxdheere ee gobolka Bay ayaa lagu weeraray ciidamad Kenya, waxaana goobta ka dhacay dagaal culus oo hubka kala duwan la isku adeegsaday.

Sidoo kale, ciidamada Itoobiya waxaa lagu weeraray magaalada Waajid ee gobolka Bakool, halkaasoo sidoo kale Mujaahidiintu ku weerareen ciidamada maamulka Koonfur Galbeed.

Waxay dhanka kale Mujaahidiinta weerar culus ku qaadeen difaacyada Kenyaatiga ee deegaanka Hosingow.

Halkan ka dhagyaso faafaahinta howlgalladaas.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.