Dabaaldegyada Ciidul Adxaa iyo Ceelbuur. (Sawirro)

Magaalada Ceelbuur ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud waxaa ka dhacay fantasyo ballaaran oo loogu dabaaldegayo munaasabadda Ciidul Adxaa Al-mubaarak, taasoo ay kasoo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada.

Ciyaaro kala duwan ayaa lagu soo bandhigay goobta, waxaana dadweynaha ka muuqanayay farxad aad u ballaaran.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.