Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 14-12-1442 oo waafaqsan 24-07-2021 Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkan ka dhagayso dhuuxa 24 07 2021.mp3

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.