Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Todobaadkan waxaa lagu falanqeeyay Soomaaliya iyo Xorriyadeeda waxaana ka qeyb galay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Aqoonyahan Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 02-07-2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.