Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Kalimadda Amiirka Al-Shaabaab.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Todobaadkan waxaa Barnaamijka lagu falanqeeyay kalimad uu jeediyay Amiirka Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Axmad Cumar “Abuu Cubeyda”

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 23-07-2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.