Dhageyso: Diiradda Jimcaha Oo Looga Hadlay Axkaamta Ciidul-Adxaa Ee Nagu Soo Dhaw.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Todobaadkan waxaa Barnaamijka looga hadlay Axkaamta Ciidul-Adxaa oo foodda nagu soo haysa, waxaana marti ku ahaa Sheekh Cabdul Ilaah oo kamid ah culimada Soomaaliyeed.

Halkaan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha 16-07-2021.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.