Dhageyso Warka duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa duhurnimo, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 28-11-1442 oo waafaqsan 08-07-2021 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.