Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 07-12-1442 oo waafaqsan 17-07-2021 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdulaahi Soomaali