Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimca, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 06-12-1442 oo waafaqsan 16-07-2021 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise