Dhegeyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 18-12-1442 oo waafaqsan 27-07-2021 Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Sakariye cumar