Dhegeyso Shiribka iyo Guurowga Shabeelahaha dhexe iyo Ciidda

Qaarka mid ah Hal abuurka ku dhaqan Gobalka Shabeelaha dhexe ayaa soo bandhigay Bamraanij suugaaneed Xiisa badan oo ay ugu tala galeen in ay farxadda Ciidda ugala qayb galaan Dadka Soomaaliyeed.

qaarka mid ah wariyaashaan Idaacadaan Islaamig aah ee Alfurqaan ayaa la kulmay Hal abuuradaan oo ay ka dhex muuqdaan Abwaan taakow Macalin Ciise iyo Abwaan Bashiir Xasan Hiiraale.

waxay soo bandhigayaan Guurow iyo SHirib Xiiso badan oo ku saabsan Isbedelka ka jira Gobalka Shabeelaha dhexe tan iyo markii intiisa badan laga hir geliyay ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

Sidoo kale waxay suugaantooda ku soo hadal qaadayaan Jihaadka ka socda SOomaaliya ee ka dhanka ah Shisheeyaha iyo intii la socata.

Halkan ka dhagayso Barnamaijka_Shiribka_iyo_Guurowga_Shabeelaha_dhexe_Somali_iyo_Sakariye

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.