Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa SabtiTaariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 23-11-1442, oo waafaqsan 03-07-2021, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali.