Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26-11-1442, oo waafaqsan 06-07-2021, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Amiin.
Halkaan ka dhegeyso War Subax 06 07 2021