Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta  waa AxadTaariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 1-12-1442 oo waafaqsan 11-07-2021 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdulaahi soomaali

 

Halkaan ka dhegeyso War Subax 11-07 2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.