Ehellada dad uu laayay Maamulka Puntland Oo Warbaahinta la hadlay. (Dhagayso)

Waxaa warbaahinta la hadlay qaar kamid ah ehellada dad uu maamulka Puntland dhawaan ku laayay deegaannada uu ka arimiyo, kuwaasoo uu ku eedayay iney katirsanaayeen Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Ehellada warbaahinta la hadla ayaa tilmaamay in eeda maamulka Puntland ay tahay waxba kama jiraan, dadkaas uu laayayna ay ahaayeen ganacsato caan ka ah gobollada dhexe ee Soomaaliya.

Dhagayso Ehellada-dad-uu-maamulka-Puntland-laayay-oo-warbaahinta-la-hadlay.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.