Fantasyaha Ciida iyo Magaalada Jilib. (Sawirro Qurux badan).

Magaalada Jilib ee wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka waxaa ka dhacay munaasabad ballaaran oo loogu dabaaldegayay ciidul Adxaa Al-mubaarak.

Ciyaaro kala duwan ayaa lagu soo bandhigay fagaaraha weyn ee Macallin Aadan Xaashi Ceyrow.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.