Maxbuus Dil ku Xukumnaa Oo ka baxsaday Xabsi ku yaala Qardho.

Maamulka Puntland ee gacan saarka la leh Xabashida ayaa ku dhawaaqay in maxbuus dil ku xukumnaa uu ka baxsaday xabsi ku yaala magaalada Qardho ee gobolka Bari.

Saraakiisha xabsiyada ee Qardho ee maamulka Puntland ayaa la hadlay warbaahinta waxayna sheegeen in ninka baxsaday uu ku xukumnaa dil toogasho ah.

Waxay tani kusoo aaday iyadoo maalmihii u dambeeyey maamulka Puntland uu laayay dad maxaabiis ah oo u xirnaa, kuwaasoo uu ku eedayay iney katirsanyihiin Xarakada Al-Shabaab, balse ehellada maxaabiistaas ayaa beeniyay eedaas.

Halkan ka dhagayso Maxbuus Dil ku xukumnaa ayaa ka baxsaday xabsi ku yaala Qardho

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.