Sawirro: Isku Imaatin Farxadeed Oo Lagu Sagootinayay Ciida.
Wilaayada islaamiga ah ee Shabeellaha Hoose ayaa qabatay multaqo aad u ballaaran oo dhacay xilli habeen ah, kaasoo lagu sagootinayay Ciidul Adxaa Al-Mubaarak.
Multaqaha oo loogu magacdaray ” Multaqa As-Suruur Li Iscaadil Muslimiin” ama “Multaqaha Farxad gelinta Muslimiinta” ayaa waxaa kasoo qeybgalay culimo, masuuliyiin, Odayaal dhaqan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Dadweyne aad u farabadan ayaa kasoo qeybgalay multqaha, kuwaasoo uu aad usoo jiitay qaab dhismeedka cusub ee musallaha weyn ee Sayid Muxamad Cabdulle Xasan oo aad loo qurxiyay.
Halkan ka daawo Sawirro laga soo qaaday Multaqaha As-Suruur Li Iscaadil Muslimiin.