Olole Boorrin ah Oo ka socda Gobolka Shabeellaha Dhexe. (Dhagayso).

Deegaannada nabdoon ee lagu maamulo Shareecada Islaamka kana tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ka soconaya olole ballaaran oo dadka muslimiinta ah loogu bogaadinayo iney ka qeyb galaan dagaalka ka dhanka ah Shisheeyaha.

Xamladan oo ay soo qaban qaabisay wilaayada islaamiga ah ee Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya Odayaash dhaqanka iyo culimada diinta Islaamka, waxaana ay wufuudan mareen dhul ballaaran oo katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dhagayso Olole boorrin ah oo ka socda gobolka Shabeellaha Dhexe

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.