Qarax Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Gobalka Mudug.

Aroornimadii hore ee saaka guutada qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar qarax ah la bar tilmaameysdatay ciidamo huwan ah oo dhaq dhaqaaqyo milltari ka waday qeybo kamid ah gobalka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.

Qaraxaan oo ka dhacay deegaanka Xinlabi ayaa waxa uu ha leelay gaari Cabdi Bile ah islamarkaana uu ku rakibnaa qoriga loo yaqaanno Dhashiikaha, waxaana ka dhashay khasaare soo gaaray askartii saarneed.

Inta la xaqiijiyay laba askari oo ka tirsan ciidamada maamulka Galmudug iyo kuwa DF ayaa lagu dilay qaraxaan lagula beegsaday duleedka deegaanka Xilnlabi ee gobalka Mudug.

Ciidamadaan la qarxiyay ayaa muddo laba goor ah weeraro ku soo qaaday deegaanka Xilabi oo horay uusan uga jirin maamul islaami ah, waxaana ciidamada Mujaahidiinta oo ka war hayay dhaq dhaqaadooda ay kala hortageen dagaal kaas oo ugu dambeyn lagu qasbay inay dib ugu laabtaan halkii ay kasoo duullaan tageen.

Shalay ayay ahayd markii ciidamadaan ay isla deegaanka ku dhaawaceen qof rayyid ah, waxa uuna dhaawacisiisa yimid kamid markii ciidamada huwanta ah ay xoog ku dageen dhismaha shirkad cusbada sifaysa oo ku taalla Xinlabi.

Gaari ay leedahay shirkadda oo soo gaaray dhimsihii ay deegaanka ka daganeed ayaa waxaa rasaas ku furay ciidamada xoogga ku dagay dhismaha, waxaana rasaasta ay ku fureen ku dhaawacmay qof kamid ah shaqaalaha shirkadda.

Shaley galab ayay eheed markii duleedka deegaanka Bacaadweyn qarax lagula beegsaday ciidamo ku socdaalayay halkaas, waxaana qaraxaas lagu dilay hal askari.

Laba askari oo askari oo katirsan ciidamada Baangaraafta ee uu soo taba baray Mareykanka ayaa darraad lagu dilay qarac lagula beegsaday duleedka deegaanka Qeycad ee gobalka Mudug.

Qaraxyadaan ayaa waxaa kasii horeeyay camaliyad Nafhurnimo ah oo ka dhacday duleedka deegaanka Bacaadweyn, taas oo ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen in ka badan 15 askari.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.