Sawiro: Saakow iyo Sida looga Ciiday.

Boqolaal ka mid ah Bulshada Muslimiinta ah ayaa maanta isugu soo baxaya Fagaaro weyn oo ku yaal Degmada Saakow ee wilaayada islamaiga ah ee Jubooyinka , Halkaas oo ay ku dukanayeen Labada rakco ee salaada Ciidul Al-Adxaa Al-Mubaarak

Bulshada ayaa wajiyadooda laga dheehanayay Farxada ciida , iyagoona ku labisnaa Dhar waafaqsan shareecada islaamka , wexeyna isug tahniyadeynayeen Farxada Maalinka koowaad ee munaasabada ciidul Al-Adxaa Al-Mubaarak oo maanta laga oogay caalamka.

Hoos ka Daawo Sawirada.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.