Sawiro:Magaalada Jamaame oo si weyn loogu Ciiday.

Degmada Jamaame oo kamid ah Wilaayaada islaamiga ah Jubooyinka waxaa maanta oo ku beegan maalinta koowaad ee Ciidul Adxal-Mubaarak looga ciiday si weyn.

Dadweyne fara badan oo isaga kala yimid gudaha degmada iyo tooyooyinka ku hareereesan ayaa soo buux dhaafiyay fagaarihii lagu tukanayay salaadda ciidda, kuwaas oo wajiyadoooda laga dheehanayay farxaddooda ku aaddan Munsaabadda ciiddan.

Hoos ka Daawo Sawirada

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.