SAWIRRO: Meydadka Ciidamo Katirsan Dowladda Federaalka Oo Bacaadweyn Lagu Soo Bandhigay.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay sawirrada ciidankeeda oo si buuxda u maamulaya deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug, halkaas oo maalintii shalay uu ka dhacay dagaal xoogan.

Sawirrada waxaa lagu arkayaa meydadka qaar kamid ah ciidamada Dowladda federaalka iyo kuwa maamulka Galmudug, kuwaas oo lagu soo bandhigay bartamaha magaalada Bacaadweyn.

Halkan ka dhagayso Sawirrada Bacaadweyn oo lagu soo bandhigay meydadka ciidamada Dowladda federaalka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.