Sawirro: Salagle oo Si Wacan Looga Ciiday.
Salagle oo kamid ah degmooyinka Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa waxaa maanta looga ciiday si aad u heer sarreysa.
Salaada ayaa waxaa lagu oogay fagaarayaasha magaalada iyadoo sidoo kale la gowracay xoolaha udxiyada.
Jawi nabad ah, cimilada oo qabow, dhirta oo cagaaran iyo dhulkoo barwaaqo ah ayay reer salagle iyo ciidamada Mujaahidiintu maanta ku ciideen.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA.