Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim Oo Ka hadlay Fadliga 10-ka hore ee DulXijja. (Dhagayso)

Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim oo kamid ah culimada diinta Islaamka ayaa si faafaahsan uga hadlay fadliga 10-ka hor ee bisha DulXijja.

Kalimadan oo qeyb ka ahay taxane loogu magacdaray “Dhuux Qur’aanka oo ku dhaqan” laguna soo qaato barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ayuu sheekhu dadka muslimiinta ah wuxuu ku bogaadiyay iney ka faa’ideystaan tobankan hore ee Dul Xijja.

Dhagayso Fadliga-tobanka-hore-eeDul-Xijja-Sheekh-Mukhtaar-Abuu-Muslim

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.