Shil Gaari Oo khasaare Dhaliyay Oo ka dhacay dhulka Maamulka Soomaaliland.

Wararka ka imaanaya magaalada Gebilley oo kamid ah dhulka uu ka taliyo maamulka Soomaaliland ayaa ku waramaya in duleedka magaaladaas uu ka dhacay shil khasaare dhaliyay kadib markii ay isku dheceen labo gaari.

Gaari nooca NOHA-da ah islamarkaan waday rakaab ayaa ku dhacay gaari kale, waxaana halkaas ku dhintay darawalkii gaariga NOHA-da iyadoo ay dhaawacmeen 9 kale, waxaana burburay gawaaridii isku dhacay.

Goobjoogayaal warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixyay arintan.

Halkan ka dhagayso War ku saabsan shil gaari oo ka dhacay Gebilley.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.