Shisheeyaha AMISOM Oo ka arrinsanaya ka bixitaanka Soomaaliya. (Dhagayso)

Haddii sanadkii 2007-da ay dowladaha Africa iyo kuwa reer galbeedku u shirayeen sidii ay u taageeri lahaayeen duulaankii Xabashida ee fashilmey, kuna soo qaaday Soomaaliya, waxay hadda u shirayaan sidii ay ciidamadooda ugala bixi lahaayeen dalkan.

Shir ka furmay magaalada Nairoobi ee caasimadda Kenya, kana soo qeybgaleen madax ka socota dowladaha ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo rag lagu sheegay khubaro ayaa looga arinsanayaa sidii ciidamada Shisheeyaha uga bixi lahaayeen Soomaaliya.

Halkan ka dhagayso Shisheeyaha-AMISOM-oo-ka-arrinsanaya-ka-bixitaanka-Soomaaliya

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.