Shisheeyaha iyo Askarta Soomaalida Oo Lagu Weeraray Gobollo katirsan Dalka.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxay qaadeen howlgallo ay ku beegsadeen ciidamada Shisheeyaha iyo kuwa Soomaalida ee la shaqeeya, kuna sugan gobollada Jubbooyinka, Shabeellaha Hoose iyo Hiiraan.

Weeraradan ayaa isuga jira dagaallo toos ah, kamaa’in iyo duqeymo, waxaana ay dhaliyeen khasaare kala duwan oo gaaray ciidamada Shisheeyaha iyo askarta Soomaalida.

Dhagayso Dagaallo-ka-dhacay-qeybo-kamid-ah-gobollada-Soomaaliya.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.