Taliye Odawaa Yuusuf Raage Oo Lagu Duqeeyey Buula Burde. (Dhagayso)

Taliyaha ciidamada milliteriga Dowladda federaalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa booqasho ku tagay magaalada Buula barde ee gobolka Hiiraan.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa kusoo dhaweysay duqeyn xoogan oo ay ku garaacday saldhig uu taliyuhu kaga hooyday magaalada.

Madaafiic dhowr ah ayaa gudaha ugu dhacday saldhiga uu ku sugnaa Odawaa iyo saraakiisha la socotay.

Halkan ka dhagyaso Faafaahinta duqeynta lagu beegsaday Odawaa Yuusuf iyo warar kale.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.