Ciidamada Huwanta oo ku jabay dagaallo ka dhacay Mudug. (Dhagayso Warbixin)

Bartamaha Bacaadweyn ee gobolka Mudug

Dagaallo dhowrjeer ay soo qaadeen ciidamada uu Maraykanku tababaray iyo kuwa maamulka Galmudug oo helaya taageerada diyaaradaha Maraykanka ayaa kusoo dhamaaday fashil, iyadoo ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay si adag uga hortageen.

Dagaalladan ayaa ka dhacay duleedka deegaanka Qeycad oo u dhow Bacaadweyn, waxaana saddex jeer weerar ay soo qaadeen ciidamada huwanta ah uu ku dhamaaday fashil.

Halkan ka dhagayso Dhagayso Warbixin Ciidamada-huwanta-oo-ku-jabay-dagaallo-ka-dhacay-Mudug.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.