Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 28-12-1442 oo waafaqsan 07-08-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.
Halkaan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo 07-08-2021.