Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 24-12-1442 oo waafaqsan 03-08-2021 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir