Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay22-01-1443 oo waafaqsan 30–08-2021 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Sakariye Cumar
Halkaan Ka dhegeyso Warka Duhur 30 08 2021
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.