Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Talaado , Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 23 01-1443 oo waafaqsan 31-08-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Amiin

Halkaan ka dhegeyso War Subax 31 08 2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.