Farmaajo iyo Rooble Oo uu soo kala dhexgalay Khilaaf Xoogan. (Warbixin).

Madaxweynaha Dowladda federaalka Farmaajo iyo ra’iisulo wasaaraha xukuumadda Rooble ayaa waxaa soo kala dhexgalay khilaaf culus, kaasoo markii ugu horeysay banaanka usoo baxay.

Wuxuu khilaafkan yimid markii xafiiska madaxweynaha dowladda federaalka Maxamed Farmaajo uu soo saaray wareegto uu ku mamnuucay in xukuumaddu ay gasho wax heshiis ah, taasoo uu sheegayo in lagu ilaalinayo maslaxadda wadanka.

Xafiiska Ra’iisul wasaare Rooble ayaa isagana soo saaray war jawaab u ahaa hadalka kasoo baxay xafiiska madaxtooyada, waxaana lagu sheegay in xukuumaddu ay xaq u leedahay iney gasho heshiisyo caalami ah, iyaduna ay tahay cida ilaalineysa dalka.

Hadaba Dhagayso Warbixin: muxuu salka ku hayaa khilaafka labada masuul, sideena loo arkay?

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.