Haweeney katirsan Milliteriga Maamulka Hir Shabeelle Oo Hiiraan Lagu dilay.

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha dhulkeena Soomaaliya ayaa ku waramaya in maxkamadda islaamiga ee gobolkaas ay xukun dil ah ku fulisay haweeney katirsan milliteriga maamulka Hir Shabeelle.
Haweeyneydan oo lagu magacaabo Anfac Xuseen ayaa waxaa gacanta kusoo dhigay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabab, maanta ayaana fagaare ku yaala gobolka Hiiraan lagu toogtay.
Maxaakiimta islaamiga ah ee ka furan wilaayaadka islaamiga ah ayaa fuliya xukunno sharci ah oo loo cuskaday adillada diinta Islaamka, waxaana maxaakiimtaas ay qubuul ku dhex leeyihiin bulshada maadaama waxay ay dhaqan geliyaan Shareecada Islaamka.
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.