Al-Kataa’ib Oo baahin doonta Dukumenteriyo Cajiib ah. ( War saxaafadeed).

War saxaafadeed kasoo baxay maktabka Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in goordhow ay mu’assasada Al-Kataa’ib baahin doonto taxane decumentary ah oo lagu falanqeyn doono xeerarka iyo qawaaniinta ay ku dhaqanto Dowladda federaalka.

Xalaqaadkan oo ka kooban 12 qeybood, waxaa kasoo muuqanaya hogaamiyaal sare oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, culimada diinta Islaamka iyo waxgarad Soomaaliyeed.

Arimaha ku jira muuqaalladan waxay ka tarjumayaan aragtida sharci ee ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka qabto Dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada.

Akhriso War Saxaafadeed – Al-Kataib oo Baahin Doonta Dokumentari ka Kooban 12 Qaybood

Halkan ka dhagayso War_Saxaafadeed_maktabka_Warfaafinta_ee_Xarakada_Mujaahidiinta_Al-Shabaab

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.