Al-Kataa’ib oo baahisay Xalqo lagu faaqiday Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed. (Warbixin)
Waa xalqada todobaad ee taxanaha Saa’a Maa Yaxkumuun oo ay mu’assasada Al-Kataa’ib ku faaqido dastuurka Dowladda federaalka ay ku dhaqanto, dooneysana iney ka hirgeliso guud ahaan Soomaaliya.
Xalqadan waxaa looga hadlayo qodoba kamid ah waxa loogu yeero xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, gaar ahaan xukunka qofka dil ula kac ah geysta iyo sidoo kale cabsista khamriga.
Halkan ka dhagayso Warbixin xalqada 07aad Saa’a Maa Yaxkumuun