Beelaha Tunni iyo Ciroolle oo Diyo kala qaatay. (Dhagayso)

Munaasabad ka dhacday magaalada Kuunya barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa diyo ku kala qaatay beelaha Tunni iyo Ciroolle oo kamid ah qabaa’ilka soomaaliyeed ee dega gobolka Shabeellaha Hoose.

Maxkamadda islaamiga ah ee Shabeellaha Hoose ayaa u xukuntey beesha Cirroolle diyo jaraaxo oo dhan 17 neef oo geel ah, balse Cirroolle ayaa u cafiyay reer Tunni 5 neef oo geel ah.

Ehellada labada dhinac, masuuliyiin katirsan maamulka islaamiga ah ayaa kasoo qeybgalay munaasabadda, waxaana hadallo jeediyay salaadiinta labada beel.

Halkan ka dhagayso warbixin Beelaha-Tunni-iyo-Ciroolle-oo-diyo-kala-qaatay.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.