Daawo Taxane: Ergadii Isku Dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.(05)

Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa billowday baahinta qeybta labaad waraysiyo taxane ah oo ay la yeelatay qaar kamid ah ergadii soo xushey baarlamaanka dowladda federaalka, balse markii dambe isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Muuqaalkan waxaa kasoo muuqanaya ergada kala Maxmuud Xuseen Cigaal, Maxamed Axmed Cali iyo Axmed Khaliif Faarax, kuwaasoo dhamaantooda tagay magaalada Cadaado, una codeeyey xillibaanno maamulka Galmudug ku metalaya dowladda federaalka.
Waxay ka faa’ideysteen cafiska Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyagoona sheegay iney isasoo dhiibeen.

Halkan ka daawo muuqaalka

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.