Daawo Taxane: Ergadii Isku Dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.(11)

Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa billowday baahinta qeybta labaad waraysiyo taxane ah oo ay la yeelatay qaar kamid ah ergadii soo xushey baarlamaanka dowladda federaalka, balse markii dambe isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Muuqaalkan waxaa kasoo muuqaanaya Maxamed Xaashi Xasan, Cali Yuusuf Cabdi iyo Faarax Xasan Cumar, kuwaasoo dhamaantooda katirsanaa ergadii maamulka Galmudug ka socotay ee dooratay xillibaannadii maamulkaas ku matalaya dowladda federaalka.
Waxay dhamaan raggan ka faa’ideysteen cafiskii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyagoona sheegay iney ka towbad keeneen falkii ay ku dheceen.

 

 Halkan ka daawo muuqaalka

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.