Daawo Taxane: Ergadii Isku Dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.(25)
Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa billowday baahinta qeybta labaad waraysiyo taxane ah oo ay la yeelatay qaar kamid ah ergadii soo xushey baarlamaanka dowladda federaalka, balse markii dambe isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Muuqaalkan waxaa kasoo muuqaanaya Qaasin Maxmuud Cadow, Muxidiin Maxmuud Xasan iyo Axmed Fiidow Xasan kuwaasoo dhamaantooda katirsanaa ergadii maamulka Hir Shabeelle ka socotay ee dooratay xillibaannadii maamulkaas ku matalaya dowladda federaalka.
Waxay dhamaan raggan ka faa’ideysteen cafiskii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyagoona sheegay iney ka towbad keeneen falkii ay ku dheceen.