Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 27-01-1443, oo waafaqsan 04-09-2021. Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Haashim C/Naasir.