Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 10-02-1443

Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maantana waa Jimco, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 10-02-1443 oo waafaqsan 17-09-2021, Barnaamijka tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubayd.

Halkan ka dhagayso Barnaamjka _Tarbiyada _Caruurta_17-09-2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.