Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Khamiis, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-02-1443 oo waafaqsan 23-09-2021 Warka Duhurnimo, waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.

Halkan Ka Degso Warka Duhurnimo 23 09 2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.