Dhegeyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 08-02-1443, oo waafaqsan 14-09-2021. Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Cali.

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 14-09-2021
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.